Qiso Jacayl oo xanuun badan. ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ญ

Qiso Jacayl oo xanuun badan. ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ญ

5 0 1

Waa wiil Soomaaliyeed oo reer Hargeysa ah, hase ahaatee, xilli xilliyada ka mid ah cumro u tagay xajka barakaysan ee Maka. Cumradaas uun kuma uu eekaan ee waayuhu waxa uu la kulmiyey gabadh Soomaaliyeed, oo halkaas uu tegey ku noolayd isku magaalana ay ka yimaaddeen. Inantii kalgacal ayuu u qaaday, oo kolkii uu Maka ka soo noqday kagama uu iman sidii uu ku tegey, ee waxa uu soo noqday isagoo soo cumraystay, asee tebeya waax ka mid ah, taas oo ah inantii ay halkaa isku barteen.Aslanba, qiimaha shay weliba wuxuu ku xidhan yahay inta uu kuu jiro, ee aad heli karto. Haddii aad haysatidna, badanaa muhiimad saasa kuuma laha. Jacaylkuna waxaaba la sheegaa marka uu ugu daran yahay, inay tahay kolka labada qof kala fogaadaan, ee xuduudaha samayska ah iyo badda mawluhu ku kala badhay kala hor taagan yihiin ay aad iyo laxaad isugu hilloobaan.Labadoodiiba aaladda internetka ayaa marin ay farriimaha iyo codadka isu mariyaan u ahayd, halkaas ayayna sidii kuwo wada jooga isaga warqabeen. Iyagoo jecaylkoodii iyo xidhiidhkoodii u socdo oo figta maraya, ayaa waa adduunyee wiilka aabbihii geeriyooday.Waa aabbihiisii cumrada u diray, oo carruurta kalena ay isaga dhawaayeen. Geeridaasi waxay wiilka jacaylka la daranyaysnaa ku ahayd fallaadh waayuhu kusoo ganay, oo meel xun ka haleeshay. Isagoo geeridaas la daalaa dhacaya ayaa culays kale ugu biiray, naftii uu jeclaa ayaa maalin soo wacday oo u sheegtay in wadnuhu xanuunayo! Dhakhtar tag ayuu kula taliyey, dhakhtarkiina war wanaagsan ma sheegine, xaaladdeedii ayuu ka sii dayriyey oo qalliin ayuu xal uga dhigay. La qal se kuma ay ladnaan. Tirabana saddex qalliin ayay martay, iyadoo kii u danbeeyey la yidhi farsamo xumo qalliinnadii hore ah ayaa ku heshay, oo xiddida dhiigga ee wadnuhu ma shaqaynayaan, sidaa darteedna waa in tuunbooyin laguu geliyaa.Weli way socotaa....Qoraa: Abdihaken Mohammed Ahmed (Abuhadra)โ€ฆ

Complete Works - Tanzanite Angel

Complete Works - Tanzanite Angel

58 1 1

๐Ÿ“š An updated list & writer blog to view my works in order of release. View & catch up on what you may have missed.๐Ÿ’œ Army, you made this appear on Wattpad ranking lists! ๐Ÿคฃ๐Ÿ† Highest Rankings: ๐Ÿต๏ธ #14 Gothic Romance Feb 28, 23 ๐Ÿต๏ธ #64 BTSOneshot Feb 28, 23- - - - - - - - ๐Ÿ“š My Novels: ๐Ÿ˜‹๐Ÿ“ 1. Strawberry Paradiseโญ๏ธ "Be quiet," he states cuttingly "unless you want to bring the whole household upon us." Enter a secret world where wonder awaits you. Who is behind the door that appears and how long can you resist his touch? Prepare to get WRECKED and LOST in this novel filled with romance, heat, mystery, and adventure. F/M based plot. (No y/n)โ‡๏ธ Current word count: 188, 917 words ๐Ÿ† Highest Rankings:๐Ÿต #1 gothicromance (Jan. 22, 22 + 18 days)๐Ÿต #1 gothicromance (Jan. 15, 23 + 9 days) ๐Ÿต #3 koreanfanfic (May 14, 20)๐Ÿต #5 btsromance (Jan. 22, 22) โœด๏ธ Rating: 18+ HOT ๐Ÿ”ฅ- - - - - - - - โญ๏ธ๐Ÿ’œ๐ŸŽฌ 2. PERFECT ROLEPerfect Role is a beautiful dramatic story, featuring all of BTS, with main characters: Jin, Tae & Chan-sook. Ongoing... ๐Ÿ† Highest Ranking: ๐Ÿต #2 btsromance (June 28, 2020 + 10 days).โœด๏ธ Rating: PG-13 ------ ๐Ÿ‘ฉโค๏ธ๐Ÿ‘จ Both novels above are F/M based plots, with no y/n. - - - - - - - - โญ๏ธ๐Ÿ’ 3. / 4. BTS ONE SHOTS (2 Novels)Brand new, these 2 novels contain BTS anecdotes; creative writing that is a break from the intensive chapters I write for the novels. I'll drop these randomly, so do check back for them often. 1. One book is written for Mini-Army:โœด๏ธ Rating: Teen/General2. ๐Ÿ’– Pink Novel: has mature content - READ THIS!!๐Ÿ† Highest Ranking: ๐Ÿต #19 btsromance (Sep 8, 2020)โœด๏ธ Rating: PG-13 ------๐ŸŒธ Written by @TanzaniteAngelโ€ฆ