My broken heart || qalbi jabkeygii
First of all my name is idirisMohamed # I loved my friend's sister It is the biggest mistake I have made in my life , She accepted me .and our relationship reached about 5 months, But I loved her for 1 yearI left many things because of herI started to hate the footballand playing pubg The beginning of this year was our first meeting That evening was a special evening for me After that meeting we met more than 5 times I called one night when I was not at home She treated me like I didn't know her Then I called the next day she told me our relationship is over After that day I became unspeakable to a girl until now. and made a name for my life that name is the dead lifemy friend's sisterin Somali Marka hore magacaygu waa idirisMaxamed # saaxiibkay walaashiis ayan jeclaaday waa khaladkii ugu waynaa ee aan noloshayda galo way iga aqbashay . xiriirkeena wuxuu gaaray ilaa 5 bilood, Laakin waxaan jeclaaday mudo 1 sano ah, waxyaabo badan ayaan uga tagay aawadeeda, waxaan bilaabay inaan necbaado kubada cagta iyo ciyaarista pubg Bilowgii sanadkan wuxuu ahaa kulankeenii ugu horeeyay Fiidkaas wuxuu ii ahaa habeen gaar ah kulankaas kadib. waxaan is aragnay in ka badan 5 jeer waxaan wacay habeen habeenada ka mid ah anigoon guriga joogin waxay ila dhaqantay sidii aanan aqaanin ka dib waxaan wacay maalintii danbe waxay ii sheegtay in xidhiidhkeeni uu dhamaaday maalintaa wixii ka danbeeyay waxaan noqday mid aan la hadli karin gabadh ilaa hada . oo naftayda magac u yeeshay magacaasi waa noloshii dhimatay…