The Evanian Escapade: The Arakuur Woods

The Evanian Escapade: The Arakuur Woods

206 15 8

El, the curious prince of Evania, wanders in the Arakuur Woods. He comes across a Kurabite girl and, together, they stop the hand of Atlas the Stygian from reaching the Zaprize reserves of Mis-Tiri...//currently being rewritten, elongated and proof-read <<<yes. ik the chapters are too short ;D >>>//(CC) Attrib. NonCommercial - All rights reserved.…

Ik ga helpen, met alles wat ik heb.

Ik ga helpen, met alles wat ik heb.

9,634 134 31

Heeeyy! Dit is mijn tweede boek. Al hoewel ik hoop dat ik dit beter onder controle heb. Nou goed, dit boek gaat over Claire . Claire is een meisje uit Utrecht, ze leeft in een toxische wereld met haar vriend, Sam. Ze hebben altijd ruzie, Claire kan het niet, ze kan niet zeggen dat het niet werkt, want hij verwoest haar. Sam is bevriend met de bankzitters, Claire heeft niet veel met hun. Sam vraagt haar mee, uiteten. Met de bankzitters, misschien krijgt ze een klik met iemand veel beters..…

Ravenfemme's Art Book 4!✔️

Ravenfemme's Art Book 4!✔️

1,967 507 116

My fourth Art Book! Wow! Art and cover by moi.…

The Sanitizing Soldiers (and some of my randomness)

The Sanitizing Soldiers (and some of my randomness)

2,492 313 72

We are the Sanitizing Soldiers. We sanitize your work. We cleanse your work of annoying germs. Call us if you need sanitizing.…

Ask Ino Yamanaka

Ask Ino Yamanaka

16,213 523 70

Hiya everyone! Feel free to ask me any questions you like and I will answer them ~ Just be sure to ask them in the comment!Oh and if you see billboard brow, tell her I'm looking for her~ >**< ~…

Munstaaaa pussiiii 5/3/23
ان اكون مثل هذى الغراب فهو سوة اخي؟!.

ان اكون مثل هذى الغراب فهو سوة اخي؟!.

10 1 1

Halki ay kujoogtay macluumadki kusabsana Tukaha ayaan kasii wadi doonaa.-Cashirkan waxay dadku ka baran karaan in marka ay xal u raadinayaan dhibaatooyinka ay u eegaan hab halabuurnimo ah oo khaas ah.Cashirka 2-aad: In lala qabsado xaaladaha aad ku khasban tahayQodobkan wuxuu ku sabasan yahay in tukaha uu leeyahay dabeecad uu ku wajaho caqabadaha lama huraanka ah, uuna uga gudbo nidaam qorsheysan.James Dyer, wuxuu khabiir ku yahay xirfadaha lagu badbaadiyo nafta, wuxuuna isagoo arrintan sharraxaya yiri: "Waxaa jirta xigmad military oo dhaheysa ;'caqabadda marka hore fahan, ka dib la qabso, ugu dambeynna ka gudub'. Taasi runtii waa dhanka wanaagsan ee laga eegi karo wax walba".Shimbirka Tukaha wuxuu si caqliyeysan uga gudbaa caqabadaha soo wajaha, taasoo dadkuna ay ka faa'iidi karaan inay dhibaatada la qabsadaan, oo la tacaalaan halkii ay ku niyad jabi lahaayeen.Beki Hooper oo mar kale ka hadleysay sida uu xayawaankan u noolyahay ayaa sheegtay in xitaa uu sameysto qalab uu raashinka ku raadsado."Waxay sameystaan qalab ay dadaal farabadan ku bixiyaan, kaasoo ay hal dhinac ka dhigaan mid adag dhinaca kalena ka jilicsan oo dhankii la doono loo wareejin karo, ka dibna waxay u adeegsadaan inay dhulka ku qodaan ugana soo baxsadaan cuntadooda", ayey tiri Marwo Hooper.Cashirka 3-aad: in wax la keydsadoBani'aadanka waxaa muhiim u ah inay lacagta keydsadaan, laakiin arrintaas dad badan waxaa ka heysata caqabad.Hase yeeshee, Tukaha ayey aad ugu sahlan tahay inuu raashinkiisa keydsado, taasina uu ka dhigtay dabeecad.Aqoonyahannadu waxay sheegayaan in dadku ay shimbirkan ka baran karaan arrintaas, si ay dhinaca dhaqaalaha uga dhismaan.Haddii aad wax keydinta ka dhigto qeyb ka mid ah dabeecaddaada joogtada ah waxay kuu horseedeysaa horumar baaxad leh.Rob Gardner, waa aqoonyahan wax ka dhiga cilmiga maaliyadda.Weli way socotaa.....Qoraa: Abdihaken Mohammed Ahmed (Abu-hadra)…